Xildhibaan Aadan Barre oo shaaciyey sababta Kenya u taageereyso Jubbaland

Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada ka socda dowladda Kenya ee ka qeyb galay xafladii caleema saarka Axmed Madoobe ayaa sheegay in dowladda Kenya iyo Jubbaland uu ka dhaxeeyo xiriir qoto dheer. Kenya iyo Jubbaland ayuu sheegay iney ka wada shaqeeyaan amaanka xadka ay wadaaggaan labada dhinac, isagoo Jubbaland ku sifeeyey saaxiib … Continue reading Xildhibaan Aadan Barre oo shaaciyey sababta Kenya u taageereyso Jubbaland